Site icon Qaamuus

ereyga

googgarad
(m.dh) (-do, m.l)

Maro hoosaad duluc leh dheer oo dumarku qaarka dambe ku xirtaan. ld gorgorad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh googgarad

duluc [m.l] (-cyo, m.dh)
1. Googgaradda haweenka xarigga kor uga jira oo lagu xiro marka la qaadanayo. 2. Googgaradda xaggeeda sare ee xarigga duluca ah la geliyo.

googgaradayn [m.f.dh]
eeg googgaradee.

googgaradee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -daysay)
Googgarad ka dhigid (maro).

kurdad [m.dh] (-do, m.l)
Gashi dheer oo haweenku qaataan oo googgaradda qariya; canbuur.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version