Site icon Qaamuus

ereyga

googgo'an
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-'naa, -'nayd)

Wax cad cad u kala qeybsamay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh googgo'an

biglee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -laysay)
Iftiin kala googgo'an oo is daba jooga samayn.

googgo'an [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-'naa, -'nayd)
Wax cad cad u kala qeybsamay ahaansho.

googgo'naan [m.f.dh]
eeg googgo'an. ld googgo'naansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version