Site icon Qaamuus

ereyga

Googgoos

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

G. ah: harag lagu naqshadeeyay midibbo kala soocan. ld goosgoos (3).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga googgoos

googgoosad | googgoosasho | googgooso | goosgoos |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version