Site icon Qaamuus

ereyga

goolhaye
(m.l) (-yayaal, m.l/dh)

Ciyaartoy goolka kubbadda ka ilaaliya. ld goolwale.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh goolhaye

goolwale [m.l] (-layaal, m.l)
ld goolhaye.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version