goomman
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)ld goommoon.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh goomman ↴
goommanaan [m.dh]
ld goommoonaan.
goommanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld goommoonaan.
goommoon [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax gaajo, harraad iyo daal oogadiisa ka muuqda ahaansho. ld golmoon, goomman.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg