Goon
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Bari yar, miraha galleyda le'eg; qolof khafiif leh, la cuno, oo dhulka laga qoto. 2. (-ooman, m.l) Dhafoor. 3. (-nyo, m.l) Dhinac.
Goon
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(c.nafl.) Dalool, kiish ama qanjir dhacaan soo sara, sida daloolka ugxaanleyda.
Goon
Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:Buuro dhagax ah oo badaha dhexdooda iyo xeebaha ku yaal; shacaab.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga goon ↴
udgoon | udgoon | udgoonaan | udgoonaansho | udgoonayn | udgoonee | udgoonsad | udgoonsasho | udgoonso | saami |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg