Site icon Qaamuus

ereyga

Gooni-u-goosasho

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(siyaa.) Ka goosasho koox, ama gobol uu ka goosto kooxdii ka weynayd ama waddan marka la kala qeybiyo sidii hore uu ahaa, ama uu ka go'a koox.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gooni-u-goosasho


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version