goonjab
(m.l)Xanuun dhafoorka aad u xanuujiya. ld goonjebshe.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh goonjab ↴
dhanjaf [m.l]
Xanuun madaxa barkiis qabta; goonjab; goonjebshe.
goonjebshe [m.l]
ld goonjab.
shaqiiqato [m.dh]
1. Xanuun madaxa dhinac ka qabta; goonjab. 2. Iin ku dhacda geela oo isu dhowaysa addimadiisa dambe oo kilkiluhu is xoqaan oo nabar yeeshaan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg