Site icon Qaamuus

ereyga

goonni
(m.dh)

ld gooni.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh goonni

agoonnimo [m.dh]
Agoon ahaansho.

bakteeriya [m.dh] (-ayaal, m.l/dh)
(baay.) Noole ili-ma-aragtay ah oo dhammaantood ka kooban hal unug, kuwaas oo aan lahayn xuub bu'eed u gaar ah, hase yeeshee leh gidaar unug oo samays u goonniya leh. B.da badanaaba waxa lagu kala soocaa habka khadaynta Garaam (ha u baahnaato ogsajiin ama yaanay u baahnaan) iyo qaabka muuqaalkooda.

duubi [m.l] (-iyo, m.dh)
1. Lafta shanshada iyo hilibkeeda oo goonni loo gooyey. 2. Nin tol boqorraday. 3. Galoolid; ku marid.

go' [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-'ay, -'day)
1. Wax meel ka jarmid. 2. Dhimasho. 3. Wax wada jiray qaar, goonni uga soocmid. 4. U g.: niyadda wada siin. 5. Biyo iwm meel ka dhammmaansho. 5. Caano baqid.

goolibbaar [m.l]
ld goonnibbaar¹.

goolibbaar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
ld goonnibbaar².

goolibbaarid [m.dh]
ld goonnibbaarid.

gooni [m.dh]
1. g: ah: meel gaar ah. 2. (fk) Wax keligii ah. ld goonni.

goonnibbaar [m.l]
Wax toogashada lagu barto. ld goolobbaar¹.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version