Site icon Qaamuus

ereyga

gooryoon
(m.l)

Harraad aad u badan; asqo.

gooryoon
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oomay, -oontay; -oomi)

Nafley aad u harraadid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gooryoon

gooryoomid [m.f.dh]
eeg gooryoon².

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version