goosey
(m.l)ld goosaato¹.
goosey
(m.dh)ld goosato².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh goosey ↴
goosato [m.dh]
1. Kasoobax weyn oo meesha uu ka soo baxo gooya. 2. Cambaarmadow. ld goosey¹, gooye.
goosato [m.dh]
Geed weyn oo aan qodax lahayn oo dhala miro macaan oo la cuno. ld goosey².
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg