goosi
(m.l)ld goosasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh goosi ↴
aargoosi [m.l]
ld aargoosasho.
dhulgoosi [m.l]
ld dhulgoosad.
fiidgoosi [m.l]
ld fiidgoosasho.
geedaggoosi [m.l]
ld geedaggoosash.
goosasho [m.f.dh]
eeg gooso. ld goosad (2), goosi.
goosin [m.dh] (-nno, m.dh)
Hormo xoolaad.
hantiggoosi [m.l]
Hab dhaqan-dhaqaale oo qalabka waxsoosaarka iyo faa'iidadaba dad gaar ahi leeyahay. ld hantigoosad.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg