Gorgor
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)Nooc haadda hilib-kunoolka ah ka mid ah, jaadad badan u kala baxda, xoog badan oo duullimaad dheer.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gorgor ↴
aboodi | baayac | baayoco | biin | bullaale | coomaadi | faraggorgor | geeltoosiye | gofe | googgarad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg