gorgorad
(m.dh) (-do, m.l)ld googgaarad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gorgorad ↴
googgarad [m.dh] (-do, m.l)
Maro hoosaad duluc leh dheer oo dumarku qaarka dambe ku xirtaan. ld gorgorad.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg