gorgori
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Shay beec ah qiimihiisa cid weyddiin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gorgori ↴
baayac [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-cay, -cday; -yici)
Wax ganacsi u yaal qiimahooda weyddin; gorgorin.
baayoco [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-yacday, -yacatay)
Badeeco qiimaheeda weyddiisasho; gorgori. ld baayaco.
gorgorin [m.f.dh]
eeg gorgori. ld gorgoris, gorgoro.
gorgoris [m.l]
ld gorgorin.
gorgoro [m.dh]
Weyddiinta shay beec ah cid qiimihiisa la weyddiiyo. ld gorgorin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg