Site icon Qaamuus

ereyga

Goryaan-u-eke

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-ayaal, m.l/dh)

(c.nafl.) Nooc gooryaanka ka mid ah oo labada afba dhiigga ku dhuuqa. Waxa laga helaa waddamada cimilada kulul, biyaha iyo dhulka qoyan dhexdooda. Qaar ka mid ah waxay dhiigga ka dhuqaan xoolaha iyo dadkaba qaniinyaduna waxay sameysa cuncun mararna caabuq ama infekshin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga goryaan-u-eke


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version