Goshongol
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Geedgaab faalala oo leh bari weyn oo dharka lagu dhaqdo waxna lagu daaweeyo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga goshongol ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg