Gows
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Surta inteeda cillanka ukunta u eg.
Gows
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-so, m.l)(c.nafl.) Ilkaha qofka, iligga 6aad, 7aad iyo 8aad oo dhinac walba ee saamanka waxaa la yiraahda gows.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gows ↴
xabagbarsho | calaanji | calali | calalso | gowsdambeed | gowsdheero | gows-haysad | gows-haysasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg