Site icon Qaamuus

ereyga

Gub

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

eeg gumaar; dhaawac dab oo biskood.

Gub

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

Dab ku dhejin, qabadsiin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gub

caag | haaraan | kaadigubasho | kaadishiil | kaalsiyam | maanganiis | naar | nabaal | oomaar | oomaar |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version