Gubasho
Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:eeg gubo. ld gubad (3).
Gubasho
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(kiim.) Falgal kimikaad ee walaxi si dhakhso ah ula falgasho ogsijiin, maxsuulkuna noqdo kul iyo ileys. Falgallada noocaani, badanaaba waa silsiladda falgallada xidiidshaha xorta ah.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gubasho ↴
kaadigubasho | oomaar | bas | dareen-xanuun | dhiig-dhac | faraggubyoo | gubad | qiime tamar-gubasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg