Site icon Qaamuus

ereyga

Gubtahanyo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Geed saar dhirta daawada leh ka mid ah oo dhirta kale isku mara, lehna xaad iyo xajiin aad u daran. ld gubtaanyo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gubtahanyo

gubtaanyo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version