Gubungub
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Nooc cawska ka mid ah oo leh fiid xanaf leh oo laga dhigto kashkaash, weelashana lagu deebiyo. ld gubaangub.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gubungub ↴
gubaangub |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg