Gud
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Geed-gaab laamo dhuudhuuban leh oo dhala miro macaan oo loo yaqaan yicib.
Gud
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)1. (f.g) Cid buuryo ka goyn. 2. (f.g) Deyn bixin. 3. (f.mg) Habeen socosho. 4. (f.mg) Ku g.: haweenay daba gurid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gud ↴
aad | aaddi | aajur | caabbin | ka | kaad | kaadi | kaadicaso | raabiya | taabbaggud |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg