Site icon Qaamuus

ereyga

Gudboon

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

1. Wax habboon ahaansho. 2. Wax wax kale la siman ahaansho. Tus. “Marka la joogo ùgarasboorama Xamar iyo Kismaayo waa g.yihiin.”

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gudboon

yuf | gudboonaan | gudboonaansho | isu'eg | laballaabow | laballaabow | laballabee | laballabo | magacdarro |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version