Site icon Qaamuus

ereyga

Gudcur

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Iftiin la'aan; mugdi. 2. Bisha dayaxa lagu tiriyo qaybteeda dambe; mugdi.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gudcur

gudcuri | gudcurin | gudcuris | hawtulhamag | madow | mugdi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version