guddoonsi
(m.l)ld guddoonsasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh guddoonsi ↴
guddoonsasho [m.f.dh]
eeg guddoonso. ld guddoonsad, guddoonsi.
guddoonsii [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iiyay, -iisay)
Cid wax u dhiibid.
guddoonsiin [m.f.dh]
eeg guddoonsii.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg