Guduud
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:Midab dhiigga u eg.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga guduud ↴
aajur | kaadicaso | yaanyo | haad-ka-adag | haarguduud | maajeen | uuro | xabagdhiig | xagaaf | xamar |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg