Guduudi
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Nooc ka mid ah masaggada, yaryar oo cas cas. ld guduudshe.
Guduudi
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Wax guduud ka dhigid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga guduudi ↴
guduudin | guduudshe | xammuurad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg