Site icon Qaamuus

ereyga

Guduudo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Nooc kalluunka ka mid ah. ld guduudow.

Guduudo

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-uutay, -uudatay)

Wax midab guduudan yeeshay noqosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga guduudo

guduudasho | guduudow |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version