Site icon Qaamuus

ereyga

Guf

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-faf, m.l)

1. Cad yar oo maro ah weelasha haruubkooda lagu cufeyo. 2. Hambo. 3. Maro.

Guf

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Hanti yar oo la siiyo qaraabada ama waalidka gabar la aroosay.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga guf

uguf | ugufaa | urgun | basalt | bishkil | cadaadis-yar | cub | cub | cufayn | cufays |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version