Site icon Qaamuus

ereyga

Gufi

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Jirrid xabaalan oo geed la jaray ka hartay. 2. Sabuul gallay oo mirihii laga finjilay.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gufi

hurgufid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version