Gulaal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. G. ah: awr aan doobbada soo ridi karin; gorayciil; doobbogoray. 2. G. ah: nin aan codkar ahayn. 3. ld gulaalid.
Gulaal
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-aalay, -aashay)Qodax, nabar iwm neef geel ah addin ka iimayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gulaal ↴
gulaalan | gulaalan | gulaalid | gulaalmid | gulaalnaan | gulaalnaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg