Site icon Qaamuus

ereyga

Gulaan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Geedgaab caleemo dhanaan, daranta la bah ah, oo geelu daaqo. 2. Neef ama qof hagaas noqday oo korriimadii ka xumaatay.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gulaan


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version