Gulukows
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(kiim.) Sonkor badankeeda laga helo dhirta iyo xaywaanka. G.tu waa il ay tamar badan ka helaan noolayaashu. Sonkorta xilliga neefsashada waxa ku dhaca ogsidhayn taas oo soo saarta kaarboon laba ogsaydh leh, biyo iyo tamar. Dhirtu waxay ku heshaa g.ta habka footoosintasiska, waxaanay u keydsantaa istaarj ahaan, xayawaankana waxay uga timaadaa dheefshiidka ku dhaca dhaysakaraydhyada iyo boolosakraydh-yada, waxaanay u keydsantaa staarj xayawaan ahaan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gulukows ↴
laaktays | asiidh-laagtika | aysootoonik | balaasma | galaykojiin | gulukows burburin | istaarj | kaarboohaydrayt | seluloos |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg