guluuluc
(m.l)1. Hoos u qaadidda gabay ama hees, hoos loo qaado. 2. ld guluulucid.
guluuluc
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cay, -cday)Hees ama gabay hoos u qaadid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh guluuluc ↴
giis [m.l]
1. Cod gaaban oo lagu heeso ama lagu gabyo. 2. Maanso; guluuluc. 3. ld giisi.
giis [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-say, -stay)
Cod gaaban ku heesid; guluuluci.
guluulucid [m.f.dh]
eeg guluuluc². ld guluuluc¹ (2).
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg