Site icon Qaamuus

ereyga

Gumaax

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Bir aan af ama caarad dhuuban lahayn. 2. ld gumaaxid.

Gumaax

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday)

Bir wax aan af ama caarad dhuuban lahayn ka dhigid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gumaax

gumaaxan | gumaaxan | gumaaxid | gumaaxmid | gumaaxnaan | gumaaxnaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version