gumaaxan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-xmay, -xantay; -xmi)Wax gumaaxmay noqosho.
gumaaxan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-xnaa, -xnayd)Wax la gumaaxay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gumaaxan ↴
gumaaxmid [m.f.dh]
eeg gumaaxan¹.
gumaaxnaan [m.f.dh]
eeg gumaaxan². ld gumaaxnaansho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg