Site icon Qaamuus

ereyga

gumac
(m.l)

ld gumuc.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gumac

gumuc [m.l] (-cyo, m.dh)
1. Xabbad; rasaas. 2. Salka, fuuqa barta fargaddu ku dhacdo. ld gumac.

sulub [m.l]
1. S. ah: wax aan xanaf lahayn. 2. (-byo, m.dh) Dhagax adag oo aan meel la qabsado lahayn. 3. (-byo, m.dh) Xabbadda marka laga saaro gumaca iyo baaruudda.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version