Gumuc
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-cyo, m.dh)1. Xabbad; rasaas. 2. Salka, fuuqa barta fargaddu ku dhacdo. ld gumac.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gumuc ↴
baaruud | firdhiso | gumac | sumac |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg