Site icon Qaamuus

ereyga

gumuux
(m.l)

ld gamuux¹.

gumuux
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-xay, -xday)

ld gamuux².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gumuux

gamuux [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
G. ah: wax aan caarad fiiqan oo wax mudi karta lahayn. ld gamuur¹, gumuux¹, guxuun.

gamuux [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xay, -xday)
Wax aan af wax mudi kara lahayn ka dhigid. ld gamuur², gumuux², guxuun.

gamuuxan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-xnaa, -xnayd)
Wax aan af fiiqan lahayn ahaansho. ld gamuuran, gumuuxan, guxuuma.

gamuuxid [m.f.dh]
eeg gamuux². ld gamuurid, gumuuxid, guxuumi.

gumuuxan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-xnaa, -xnayd)
ld gamuuxan.

gumuuxid [m.dh]
ld gamuuxid.

gumuuxnaan [m.dh]
ld gamuuxnaan.

gumuuxnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld gamuuxnaan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version