Site icon Qaamuus

ereyga

Gun

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Dad tol yari lagu liido. 2. Dadweyne; tol. 3. Weel halka uu ka unkamo. 4. Jirridda geedka iwm.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gun

og | oogo-dhul | raan | saari | taarash | ugunji | urgun | yool | yoolgaar | adkayso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version