Site icon Qaamuus

ereyga

Gunaanad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Dhammaystiridda wax la dhamaystiro. 2. ld gunaanadid.

Gunaanad

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

1. Qof dhimanaya quraan ku akhriyid. 2. Dood iwm dhammaystirid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gunaanad

gunaanadan | gunaanadid | gunaanadnaan | gunaanadnaansho | gunaanadseeg | gunaanadseeg | gunaanadseegid | khatin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version