Gundhawr
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Bartamaha gaashaanka. 2. Xoogaa masaggo ah oo lagu reebo mooyaha marka wax lagu tumayo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gundhawr ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg