Gunjis
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(muus.) Durbaan yar oo u eg midka la yiraahdo mokhoddon, waxaana loo adeegsadaa ciyaarta aw-daare.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gunjis ↴
aw-daare |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg