Site icon Qaamuus

ereyga

Gunno

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Lacag la siiyo cid shaqo dheeraad ah qabatay. 2. Hanti yar oo cid loogu naxariisto ama lagu laaluusho. ld guno.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gunno

gunnee | guno | habeendhax |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version