Site icon Qaamuus

ereyga

Gunrog

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

G. ah: wadaan, jawaan iwm oo gudihiisa kor la mariyay.

Gunrog

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

Wadaan, jawaan, iwm gudihiisa kor soo marin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gunrog

gunrogan | gunrogid | gunrognaan | gunrognaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version