gunrogan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-gnaa, -gnayd)Wax la gunrogey ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gunrogan ↴
gunrognaan [m.dh]
eeg gunrogan. ld gunrognaansho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg