Gunud
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Meesha xarig ama laba ay isaga xirmaan.
Gunud
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ntay, -nudday; -nti)Xarig iwm guntin u yeelid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gunud ↴
guntid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg