Gur
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)1. (f.g) Geedo, timo iwm jarid. 2. (f.g) Wax meel yiil ka qaadid. 3. (f.g) Cunto digsi ku jirta ka bixin. 4. (f.g) Miro geed ku yaal ka goyn. 5. (f.g) War qof ka jiibin. 6. (f.mg) ld gur².
Gur
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Gacanta bidix. 2. Gardarro.
Gur
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)1. Neef irmaanaa candhadiisa caano ka idlaasho. 7. Ceel biyo lahaa dawrid. ld gur² (6).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gur ↴
ibagurayo | ibaguryee | ibaguryeyn | ibaguryeysan | ibaguryeysnaan | ibaguryeysnaansho | taab | ka | saabaan | xaadi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg