Gurijoog
Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:1. Haweeney aqalkeeda ka shaqaysa oo aan shaqo kale lahayn. 2. Xayawaanka dadka la nool, sida bisadda eeyga iwm.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga gurijoog ↴
xayeeshi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg